Tafsiirka Sh-Umal

Tafsiirka Sh-Umal

图书与工具书 | Abdirsaaq Macalin

在電腦上使用BlueStacks –受到5億以上的遊戲玩家所信任的Android遊戲平台。

網頁修改於: 2019年10月29日

Play Tafsiirka Sh-Umal on PC

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan tafsiirka waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad un dhageysan kartaa maalinkii halmar oo kugu filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah ama kitaabkii ood heysato

- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartid ama la share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga iyo cid walbo ood dooneyso inaad la wadaagto kheyrka.


This app contains the audio translations of the Holy Quran, translated by Sheikh Mohamed Abdi Umal, may Allah give ajir and hasanat to the Sheikh. After a period of time and hard work following the successful implementation of Tafsiirka Omar Faaruuq app, we have finally released this app of Tafsiirka Quraanka by Sheikh Umal, we hope you will benefit from it Insha Allah.

This app will enable you to:

- Listen to the audio lessons in an arranged format, pause, stop, repeat, shuffle, forward and rewind the lessons
- Lessons will pause if you receive calls, after finishing the call, the lesson will resume from where you left and continue your lesson.
- The audio lessons are very light in size, hence not consuming huge internet data on your side since you can only take one lesson each day which lasts an hour or so.

- You can also download the whole Quran in reading format to make it easier while listening the audio lessons if you don't have access to the Mushaf Kitab, you don't have to stay in the audio lesson section while listening, you can listen while on the Reading Quran app, the audio lessons will not stop if you leave them while it is playing.

- You can share the Tafsiirka Quraanka app with families and friends and share with anyone whom you think will benefit Tafsiirka Quraanka by Sheikh Umal.

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somali, Tafsiirka, sheekh, and Sheikh Umal

在電腦上遊玩Tafsiirka Sh-Umal . 輕易上手.

  • 在您的電腦上下載並安裝BlueStacks

  • 完成Google登入後即可訪問Play商店,或等你需要訪問Play商店十再登入

  • 在右上角的搜索欄中尋找 Tafsiirka Sh-Umal

  • 點擊以從搜索結果中安裝 Tafsiirka Sh-Umal

  • 完成Google登入(如果您跳過了步驟2),以安裝 Tafsiirka Sh-Umal

  • 在首頁畫面中點擊 Tafsiirka Sh-Umal 圖標來啟動遊戲

觀看影片