Aqoon Guud

Aqoon Guud

None | Abdikani Waano

在電腦上使用BlueStacks –受到5億以上的遊戲玩家所信任的Android遊戲平台。

網頁修改於: 2019年12月1日

Play Aqoon Guud on PC

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-


-99ka magaca ee Allaah :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.


-Siiradii Nabiga Nnkh :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Xikmadooyin :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Weydiimo iyo warcelin:-
Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-
1:Suaalooyin Diini.
2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.
3:Hal-xiraale.
oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Xulasho:-
Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-


-Xasuusin Maalinle Ah:-
Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.

在電腦上遊玩Aqoon Guud . 輕易上手.

  • 在您的電腦上下載並安裝BlueStacks

  • 完成Google登入後即可訪問Play商店,或等你需要訪問Play商店十再登入

  • 在右上角的搜索欄中尋找 Aqoon Guud

  • 點擊以從搜索結果中安裝 Aqoon Guud

  • 完成Google登入(如果您跳過了步驟2),以安裝 Aqoon Guud

  • 在首頁畫面中點擊 Aqoon Guud 圖標來啟動遊戲

觀看影片